Ku soo dhawoow shabakadda (Webpage) Farmaajo2016

Waxaan idiinkaga mahadcelinayaa booqashadiinna shabakadda u gaarka ah mudane Maxamed Cabullahi Farmaajo ee loogu talogalay ololaha doorashada sanadkan.

Fadlan halkaan ka akhri dhammaan xogta aad u baahan tahay inaad ka ogaato qorshahayga siyaasadeed, iyo kan habraaca istaraatiijiyadeed ee ku aadan sida aan qorshaynayno inaan Soomaaliya dib ugu soo celino inay mar kale lugaheeda dib ugu istaagto....

Read More

Sign-up to receive the most up-to-date Team Farmaajo news, announcements and event information.
Sign up for email updates